Alifbeet (Af Ingiriis : alphabet; Af Carabi : ar‎) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro hal luuqad ama luuqado badan. Alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[1]

Alifbeetka Far Soomaaliga
Dhamaan qaabka waxqorka latinka

Jaadyada Alifbeetka

wax ka badal

Qoraalo Kale

wax ka badal

Linkiyo kale

wax ka badal
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92–96