Jump to content

Macalinweyne

Ka Wikipedia

Maclinweyne waa qabiil ka soo jeeda beelaha kala ah digil iyo mirifle

gaar ahaan wuxuu ka soo jeeda mirifle waa inta ku abtirsata 8 mirifle

gaar ahaan afarta reer Baay

maclinweyne waxa uu degaa gobolada baay bakool gedo jubada hoose jubada dhexe iyo gobolka banadir

maclinweyne wuxuu ukala baxaa saddex beeleedo ugu waa weyn sida ( Hilmaamis , Heejawey, iyi Idimoole )

waxayna ubadan yihiin gobolada sida gobolka gedo , oo ay ka degaan degmada luuq ganaane yurkud iyo qaybo badan

oo ka tirsan gobalka gedo sidoo kale waxa ay degaan gobolka jubbada dhexe sida saakow qansax dheere maclinweyne

sidoo kale waxa ay degan yihiin waqooyi bari gaar ahaan ismaamulka mandheera

waxaay deegaan wadaag yihiin beelo isagu jira digil iyo mirifle iyo soomaalida kaleba

maclinweyne waxaa u kala baxa dad beeraleey iyo xoolo dhaqato ah