Jump to content

Heerkul

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 22:57, 10 Abriil 2016 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 1 interwiki links, now provided by Wikidata on d:Q11466)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Kani waa maqaal ku saabsan "Heerkulka". Qoraalo kale fiiri kuleyl iyo halbeeg.
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka.
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.


Heerkul (Ingiriis: temperature) waa xaalada ama darajada kulka iyo qabowga uu ku jiro shay, curiye, walax ama wax kale.

Heerkulka waxaa lagu qiyaasaa Salsiyas (celsius) iyo Kelfin (kelvin) iyo halbeegyo kale. Sidoo kale heerkulka waxaa lagu cabiraa markasta degree.

Heerkulku wuxuu ka mid yahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega oo loo soo gaabiyo SI.

Halbeegyada Heerkulka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Halbeegyada heerkulka lagu cabiro waxaa ka mid ah: