Salsiyas
Appearance
Salsiyas
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega lagu qiyaaso Heerkulka.. adeegsi kale, eeg Salsiyas (faah faahin).
![](http://178.128.105.246/content-http-upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/8d/Pakkanen.jpg/220px-Pakkanen.jpg)
Salsiyas (ingiriis: Celsius) waa halbeeg lagu xisaabiyo ama cabiro heerkulka. Ereyga Celsius waxaa loogu magac daray Xidigis yahanka reer Swidhan Anders Celsius (1701–1744).
Astaanta halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa (°C) (digrii Salsiyas).
Taariikhda Salsiyas
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isbarbardhiga Halbeegyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Marka la barbar dhigaayo halbeegyo kale, sida Kelfin, halbeega Salsiyas wuxuu sida tan:
Halbeegyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Kelfin
- Fahrenhayt
- Rankine
- Delisle
- Newton