Jump to content

Fahrenhayt

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 19:24, 2 Nofeembar 2021 ee Per excellence (wadahadal | ku darsasho) (→‎Halbeegyo Kale)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Sawirkan waxaa ka muuqda qalab lagu qiyaaso heerkulka oo muujinaya Fahrenhayt iyo Salsiyas.


Fahrenhayt (ingiriis: Fahrenheit) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Fahrenhayt waxaa loogu magac daray Saynisyahan Daniel Gabriel Fahrenheit (1686–1736) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.

Halbeegan calaamadiisu waa °F (degree Fahrenhayt).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa x 9/5 + 32. Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu ka mid yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Fahrenhayt loo bedelaayo Salsiyas waa x 9/5 + 32.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Fahrenhayt u bedelayso waa 30 x 9/5 + 32 taas oo u dhiganta 86 °F.

Taariikhda Fahrenhayt

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isbarbardhiga Halbeegyada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]