Spotify
Appearance
Spotify (/ˈspɒtɪfaɪ/) waa adeeg baahinta muusiga khadka tooska ah.[1][2] Waxa ay bixisa in ka badan 30 milyan hees.[3]
![](http://178.128.105.246/content-http-upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/26/Spotify_logo_with_text.svg/220px-Spotify_logo_with_text.svg.png)
Helitaanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Spotify waxaa laga heli karaa 61 waddan, oo ay ku jiraan Austria, Belgium, Denmark, Faroe Islands, Finland, France, Germany, the Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Hindiya iyo Maraykanka.